397 - Centre

Sahanka Kaqeybgalka Qoyska

Change Language / Cambiar idioma / Thay đổi ngôn ngữ / Hloov hom lus

Fadlan dooro dugsigaaga

Tilmaamaha:: Fadlan SAX HAL jawaab oo sida ugu wanaagsan u sharraxayso dugsiga canugaaga. Haddii sheey uusan ku quseynin, fadlan bannaan uga tag. Macluumaadka waxaa loo isticmaali in laga caawiyo dugsigaaga inuu si wanaagsan uga qeybgeliyo qoysaska waxbarashada carruurtooda.
Si Xooggan u Diidan Diidan Dhexdhexaad Oggol Aad Uoggol N/A
Dugsigaan, shaqaalaha (tusaale ahaan, maamulayaasha, macallimiinta, la-taliyayaasha) waxay la dhistaan xiriiro wanaagsan qoysaska.
Marka aan soo galo dugsigaan, waxaan dareemaa soodhaweyn.
Waxaa la igu casuumay dhacdooyin kala duwan oo ku saabsan waxbarashada ardayga (tusaale ahaan, dhacdooyinka furan, hanuuninta qoys cusub, habeenada dugsi ku laabashada, ama habeenada far-barashada/xisaabta).
Dugsiga wuxuu bixiyaa websayd si sahlan loo isticmaalo oo leh macluumaad macne leh. 
Shaqaalaha dugsiga way dhageystaan walaacyadeyda.
Si Xooggan u Diidan Diidan Dhexdhexaad Oggol Aad Uoggol N/A
Waxaa la i siiyay xog la fahmi karo ee hormarka canugeyga. 
Dugsigaan, shaqaalaha si joogto ah ayay iila soo xiriiraan (tusaale ahaan, buugga xiriirka lagu qoro, waraaqaha, bostkaadhada, iimeylka, wacitaanada taleefanka, qoraalada, websaydka, ama warsidayaasha). 
Waxaa la i siiyay macluumaad cad oo ku saabsan xeerarka, barnaamijyada, iyo dadaalada hormarinta.
Shaqaalaha dugsiga way ila tashtaan ka hor inta aysan qaadanin go’aan muhiim ah oo ku saabsan waxbarashada canugeyga.
Haddii canugeyga helo taageero dheeraad ah, waxaa la i siiyaa macluumaad ku saabsan taageeradaan.
Si Xooggan u Diidan Diidan Dhexdhexaad Oggol Aad Uoggol N/A
Shaqaalaha dugsiga si wanaagsan ayay ii soo ogeysiiyaan sida canugeyga ku yahay dugsiga. 
Waxaan la leeyahay xiriir shaqaynaya oo wanaagsan shaqaalaha dugsiga oo aanu si wada-jir ah ugu xallino dhibaatooyinka.
Waxaa la i siiyay macluumaad faa’ido leh oo ku saabsan sida loo taageero waxbarashada canugeyga.
Dugsiga wuxuu u kaashadaa hay’adaha ganacsiga iyo bulshada qaabab kala duwan.
Dugsiga wuxuu ku caawiyaa in qoyskeyga ku xirmo khayraadka bulshada ee aan u baahannahay.

The Family Engagement Survey is launched by school districts to assist leadership in targeting areas for improvement in their family engagement practices. All responses are anonymous and combined for school leadership. Questions about the Family Engagement Survey can be directed to your school administrators or to agaumer@ku.edu.